Dagaal beeleed sababay dhimashada boqolaal qof iyo tuulooyin la gubay

Mas’uuliyiinta dalka South Sudan waxay sheegeen in ugu yaraan 300 qof ay dhinteen halka tiro kale ay dhaawacmeen markii dagaal beeleedyo ay ka dhaceen gobolka Jonglei ee dhaca bariga dalkaas. Waxaana dadka ku dhintay colaadda kamid ahaa 3 qof oo u shaqeyneysay ha’yadaha gargaarka. Dagaalka u dhexeeyay qowmiyadaha Murle iyo Nuer ayaa sabtidii ka dhacay … Continue reading Dagaal beeleed sababay dhimashada boqolaal qof iyo tuulooyin la gubay